Nov 12, 2020 · “Boqortooyada waxay carabka ku adkeyneysa halista mashruuca Iran ee gobolka, faro-gelinta ay ku hayso dalalka kale, gabbaad siinta argagixisada, iyo hurinta xiisadaha diimeed, taasi oo qeyb ka ah dadaal ay ku heleyso hubka sida weyn wax u burburiya,” ayuu yiri Boqor Salman.
Aug 09, 2018 · Views: 981 TBA waxaa laga soogaabshay Traditional Birth Attendent oo loola jeedo umuliso dhaqameed. Umulisooyinka waxa ay kamid yihiin dadka loogu baahi badan yahay dhanka caafimaadka, Goobaha caafimaadka ayaa aad uyar, inta hadda shaqeysana badankoodu malahan qalabkii loo baahnaa. Sida saxda ah Dalkeena malahan adeeg caafimaad oo xirfadleh kaas oo hoostaga Dowlad, dalka oo idil […]
Cumar Filish oo Meel adag ka istaagay Doorashada DAD-BAN, Taageerayna Qorshaha DF-Somalia ee Qof iyo Cod Aug 14, 2020 - 70 Aragtiyood Laascaanood ( Kalshaale ) Cumar Maxamuud Maxamed Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulkiisa uu ka shaqeynayo hirgelinta doorasho dadweyne oo ay ku hamineyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Jul 16, 2017 · Nolosha:Qodobkan oo ah ka uu qoraalkani ku socd ayaa ah : “Naftaada waan kaa jeclahay”. Waxaa hubaal ah in maanta aduunyada dhan walbaa horumar laga gaadhay, oo is badal weyni ku yimid dhinacyo badan oo ku salaysan nolosha aadmaha. Haddaba jacaylku waa shayga ugu qaalisan ama cilmiga ugu macaa ee uu Eeba aduunyada inagu siiyay. Waxaase mudooyin kii danbe isa…Continue Reading→
Trail building jobs utah